Madaxweyne Xasan Sheekh oo boggaadiyay Saraakiil ciidan oo ku sugan Aadan Yabaal (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada deeganadii laga xoreeyay Khawaarijta ayaa soo gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe . Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay qaybaha bulshada degmada Aadan Yabaal oo ay ka dhageysteen warbixin ku … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo boggaadiyay Saraakiil ciidan oo ku sugan Aadan Yabaal (Sawirro)